Madaxweyne Deni saddex waddo midkee ayuu qaadi doonaa, guul-daradii Doorashada kadib ?

Waxaa si rasmi ah u soo dhamaadey laba sano oo orod loogu jirey qofkii beddeli lahaa Madaxweyne Farmaajo, isbeddalkaas waxaa ku baxay wakhti iyo dhaqaale aad u badan, waxaa uu khatar geliyey xaaladda dalka oo dhan. Doorashada waxaa isku herdiyey macaahid iyo aragtiyo kala duwan oo ay ugu weynaayeen. Machadka Nabad & Nolol oo uu … Continue reading Madaxweyne Deni saddex waddo midkee ayuu qaadi doonaa, guul-daradii Doorashada kadib ?